Guddoomiyaha Gobalka Banaadir
Xogtaani waxay isku soo ururisay dhammaan guddoomiyeyaashii degmo Gobolka Banaadir ee la shaqeeyey guddoomiyeyaashii hore ee Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho: Cumar Maxamuud Maxamed, Yuusuf Xuseen Jimcaale, Maxamed Axmed Amiir iyo Xasan Maxamed Xuseen Muungaab.
Afartaas guddoomiye waxay kala lahaayeen guddoomiyeyaal degmo oo ay magacaabeen, kuwo xilka laga qaaday iyo kuwo horey u joogay oo la sii shaqeeyey, mid walbana wax buu ku duwanaa. Xogtaani waxay si gaar ah xoogga u saartay ururinta magacyada guddoomiyeyaasha degmo ee hoos imaanayey hoggaannadaas Gobolka Banaadir, kuwaas oo dowladda Soomaaliya iyo Madaxweynaha xiligaas joogay ay magacaabi jireen.
Sidoo kale, xogtani waxay fure u noqon doontaa in lagu dhameystiro macluumaadka maqan, sida taariikhda xilka uu qabtay guddoomiyaha degmada, xilliga xilka laga qaaday iyo faahfaahin kale.
Xogtaani waa tii ugu horreysay ee noocan oo kale ah oo hal meel lagu soo aruuriyo guddoomiyeyaashii Gobolka Banaadir soo maray iyo guddoomiyeyaashii degmo ee la shaqeeyey, iyadoo sidoo kale ifafaale u ah diyaargarowga ururinta xogaha kale ee dalka Soomaaliya.
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir. Mudane Cumar Maxamuud Maxamed
( Cumar Finish. 22 -AUG- 2019. -7 SEP 2022)
- Guddoomiyaha demada Wadajir bashir Maxamed Cali. (Magacaabis 21- 7- 2020).
- Guddoomiyaha degmada Hodan Cabdifataax Ciise Dhagajuun. Magacaabis.
- Guddomiyaha degmada Heliwaa. Mire Salaad Dhuxulow. Magacaabis.
- Guddoomiyaha degmada xamar jajab. Maxamed Axmed Cabdi Xeyle. Magacaabis.
- Guddoomiyaha degmada Shibis. Cali Axmed Cabdulle Cali Soomaali. Magacaabis
- Guddoomiyaha degmada dharkeenley Guhaad SH Xassan. Magacaabis
- Guddoomiyaha degmada boondheere Seynab Yuusuf wehliye. La shaqeeyey.
- Guddoomiyaha degmada waaberi. sugaal Cali Ayaanle. Magacaabis.
- Guddoomiyaha degmada Warta Nabada. Seynab Maxamuud Warsame Xaabzey. La shaqeysay
- Guddoomiyaha degmada Dayniile. Maxamed Abuukar Cali Jacfar. La shaqeeyey.
- Guddoomiyaha degmada Xamar Wayne. Cabdulqaadir Maxamed Cabdulqaadir. La shaqeeyey
- Guddoomiyaha Degmada Yaqshid. Axmed Cabdullaahi Cariif. La shaqeeyey.
- 3 DEC 2019. Guddoomiyaha degmada Shangaani Aweys SH Maxamed Amiin Camuudi. Magacaabis .
- Guddoomiyaha Degmada Kaxda. Maxamed Yuusuf Maxamed. La shaqeeyey.
- Guddoomiyaha Degmada Cabdi Casiis. Rawde Cabdi Cali. (Magacaabis 6 sep 20220)
- Guddoomiyaha Degmada Kaaraan. bashiir Maxamed Maxamuud. La shaqeeyey
- Guddoomiyaha degmada howlwadaag. Mustaf Cali Kheyre. La shaqeeyey.
Guddomiyaha degmada Heliwaa Mire Salaad Dhuxulow
Guddoomiyaha degmada xamar jajab. Maxamed Cabdi Axmed Xeyle
Guddoomiyaha degmada Shibis. Cali Axmed Cabdulle Cali Soomaali. ( 1 sep 2020 - 27 jul 202)
Guddoomiyaha degmada dharkeenley Guhaad SH Xassan
Guddoomiyaha gobolka Banaadir Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale.
( 7- sep-2022. 18 DEC 2024.)
2. Maxamed Sayid Cali. Guddoomiyaha degmada waaberi. (Magacaabis 19 Nov 2022)
3. Cali Axmed Faarax. Guddoomiyaha degmada Hodan. (Magacaabis 19 Nov 2022.)
4. Guddoomiyaha degmada dharkeenley. Maxamed Faarax Cabdulle. La shaqeeyey
5.Guddoomiyaha degmada garasbaaley. Ibraahim Coloow Maxamed. la shaqeeyey
6. Guddoomiyaha degmada Kaxda. Cabdullaahi SH Cabdiraxmaan Maxamed. La shaqeeyey
7. Guddoomiyaha degmada Dayniile. Cabdishakauur Abuukar Rooble. Magacaabis
8. Guddoomiyaha degmada Warta Nabadda. Seynab Maxamuud Warsame – la shaqeeysay.
9. Guddoomiyaha degmada Xamar wayne. Daahir Maxamed Rajiis. La shaqeeyey
10. Guddoomiyaha Degmada Yaqshid.Suleymaan Maxamuud Maxamed Fargax. Magacaabis.
11. Guddoomiyaha degmada Cabdicasiis. Rowde Cabdi Cali. La shaqeysay.
12. Guddoomiyaha degmada Kaaraan. Faarax Cadaani Maxamed. Magacaabis ( 7 May 2024)
13. Guddoomiyaha Degmada Howlwadaag. Bashiir Cabdi Maxamed. La shaqeeyey.
14. Gudoomiyaha Degmada Shibis. Cali Axmed Cabdulle. La shaqeeyey.
15. guddoomiyaha Daarusalaam. Maxamed Cabdiraxmaan Maxamuud. la shqeeyey
16. Guddoomiyaha Degmada Gubadley. Cabdullaahi Nuur Kaalibey. la shaqeeyey
17. Guddoomiyaha Degmada Heliwaa. Mire Salaad Dhuxulow. la shaqeeyey.
18. Guddoomisadda Degmada Shanaagi. Safiya Cusmaan Maxamed. la shaqeysay
19. Guddoomiyaha degmada Xamar Jajab. Ismaaciil Maxamed Xassan. La shaqeeyey
20.Guddoomiyaha degmada wadajir. Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cali. la shaqeeyey
21. Guddoomiyaha Degmada Dayniile. SH Cumar Maxamuud Mahadalle. (Magacaabis 16 jul 2024.)
22. Guddoomiyaha Degmada Boondheere. Cabdullaahi Xassan Cabdi. ( Magacaabis
Guddoomiyaha gobalka banaadir. Mudane
Maxamed Axmed Amiir.
(10. Dec. 2024. 28 May 2025)
1. Guddoomiyaha degmada dharkeenley. Mudane Maxamuud Xaaji Cali Fiidow. La shaqeeyey2. Guddoomiyaha degmada Waaberi. Mudane Maxamed Sayid Cali. La shaqeeyey.
3. Guddoomiyaha degmada Wadaji.r Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cali. La shaqeeyey
4. Guddoomiyaha degmada Shibis. Cali Axmed Cabdulle. La shaqeeyey.
5. Guddoomiyaha degmada Heliwaa. Mire Salaad Dhuxuloow. La shaqeeyey.
6. Guddoomiyaha degmada Xamar Jajab. Ismaaciil Maxamed Xassan. La shaqeeyey
7. Guddoomiyaha degmada Kaxda. Cabdiwali Xassan Nuur Haybe. (Magacaabis 19 Mar 2025)
8. Guddoomiyaha degmada Warta Nabadda. Seynab Maxamuud Warsame – la shaqeeysay.
9. Guddoomiyaha degmada Yaqshid. Suleymaan Maxamuud Fargax. La shaqeeyey
10. Guddoomiyaha degmada Kaaraan. Faarax Cadaani Maxamed. La shaqeeyey
11. Guddoomiyaha Degmada Howlwadaag. Bashiir Cabdi Maxamed. La shaqeeyey.
12. Guddoomiyaha Daarusalaam. Maxamed Cabdiraxmaan Maxamuud. la shqeeyey
13. Guddoomiyaha Degmada Gubadley. Cabdullaahi Nuur Kaalibey. la shaqeeyey
14. Guddoomiyaha Degmada Cabdi Casiis. Rawde Cabdi Cali. La shaqeysay.
15. Guddoomisadda Degmada Shanaagi. Safiya Shariif Maxamed. la shaqeysay
16. Guddoomiyaha degmada Garasbaaley. Ibraahim Coloow Maxamed. la shaqeeyey
17. Guddoomiyaha Degmada Boondheere. Cabdullaahi Xassan Cabdi. la shqeeyey
18.Guddoomiyaha Degmada Dayniile. SH Cumar Mahadalle. la shaqeeyey
19. Guddoomiyaha degmada Hodan. Cali Axmed Faarax. la shaqeeyey
20. Guddoomiyaha degmada Xamar wayne. Daahir Maxamed Rajiis. La shaqeeyey
Guddoomiyaha gobalka benaadir. Mudane Xassan Maxamed Xuseen Muungaab.
( 28 May 2025)
1. Liibaan Cali Maxamed. Guddoomiyaha Warta Nabadda. (Magacaabis 14- june 2025.)2. Axmed Cabduqaadir Cali. Guddoomiyaha degmada Shibis. (Magacaabis 27 july 2025.)
3. Cabdifataax Maxamed Xareed. Guddoomiyaha degmada Heliwaa. (Magacaabis 27 july 2025)
4. Cabdiraxmaan Jaamac Afrax. Guddoomiyaha degmada Xamar jajab. (Magacaabis 30 july 2025)
5. Cumar Meeyre Macoow. Guddoomiyaha degmada Dharkeenley. (Magacaabis 11 june 2025)
6. Xuseen Xassan Maxamuud. Guddoomiyaha degmada Waabiri. (Magacaabis 11 june 2025).
7. Cabdirisaaq Maxamed Sheekh Cabdullaahi. Guddoomiyaha degmada Kaxda. (Magacaabis 2 july 2025).
8. Guddoomiyaha degmada Wadajir. Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cali. La shaqeeyey.
9. Guddoomiyaha degmada Kaaraan. Faarax Cadaani Maxamed. La shaqeeyey
10. Guddoomiyaha Daarusalaam. Maxamed Cabdiraxmaan Maxamuud. la shqeeyey
11. Guddoomiyaha Degmada Gubadley. Cabdullaahi Nuur Kaalibey. la shaqeeyey
12. Guddoomiyaha Degmada Cabdi Casiis. Rawde Cabdi Cali. La shaqeysay.
13. Guddoomisadda Degmada Shanaagi. Safiya Shariif Maxamed. la shaqeysay
14. Guddoomiyaha Degmada Dayniile. SH Cumar Maxamuud Mahadalle. la shaqeeyey
15. Guddoomiyaha degmada Hodan. Cali Axmed Faarax. la shaqeeyey
16. Guddoomiyaha degmada Yaqshid. Suleymaan Maxamuud Fargax. La shaqeeyey
17 .Guddoomiyaha degmada Xamar wayne. Daahir Maxamed Rajiis. La shaqeeyey
18. Guddoomiyaha Degmada Howlwadaag. Bashiir Cabdi Maxamed. La shaqeeyey.
19. Guddoomiyaha degmada Garasbaaley. Ibraahim Coloow Maxamed. la shaqeeyey
20. Guddoomiyaha Degmada Boondheeere. Cabdullaahi Xassan Cabdi. la shqeeyey
NB.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Mudane Xassan Maxamed Xuseen, galkiisu waa furan yahay. Mar kasta oo isbeddel dhaco, xogta waa lagu dari doonaa, sidoo kale waqtiga uu xilka ka dego. Xogta hadda ku qoran waa inta uu xilka haya, inkasta oo uu hore u sameeyay isbeddello markii uu xilka la wareegay. Waxaan mar walba diyaar u nahay horumarinta iyo cusboonaysiinta xogtan.