Macluumaadka ku qoran Kaydiye waxaa loogu talagalay u-jeedooyin xog uruurin iyo wacyigelin guud.
Inkasta oo aan dadaal badan ku bixino in xogta aan daabacno ay noqoto mid sax ah oo la cusbooneysiiyo, haddana:
Kaydiye mas’uul kama noqon karto khaladaad, xog duugoobay, ama cilad farsamo oo ka dhalata isticmaalka website-ka.
Wixii go’aan ah ee aad ka gaarto macluumaadka ku qoran boggan waa mas’uuliyaddaada.Website-ka waxa uu xambaarsan karaa xiriirro dibadda ah (external links). Waxaanan mas’uul ka ahayn waxyaabaha ku qoran bogaggaas.
Bogga waxaa ku jiri kara xayeysiisyo (ads). Mas’uuliyadda waxa lagu xayeysiiyo waa tii shirkadaha xayeysiiska leh, ma aha Kaydiye.