Tirada waaxyaha gobolka benaadir

 waaxyada Degmooyinka Gobalka benaadir . 


Hordhaca guud iyo sawirka guud ee degmooyinka gobolka benaadir .


Qormadaan hoose waxaa ku taxan dhammaan waaxyaha degmooyinka Gobolka Banaadir, kuwaas oo sax ah isla markaana ka kooban dhamaan qaybaha degmada. Qormadani waxay u diyaar-garoobeysaa in mustaqbalka la soo dhameystiro xogta, si waax kasta ee degmada laga bixiyo tirada xaafadaha ay ka koobantahay. Arrintaani waxay fududeyn doontaa in maamulka Gobolka Banaadir laga helo macluumaad dhameystiran oo nidaamsan.

Sidoo kale, dhammaan degmooyinka kale ee maamul-goboleedyada dalka ayaa la soo daabici doonaa mustaqbalka. Inta ka horeysa, waxaan ku bilaabaynaa waaxyaha degmooyinka Gobolka Banaadir.

Baaritaan dheer kadib waxaa isku soo arooriyey waaxkasta Degmooyinka Gobolka Benaadir ay ka kooban tahay, kadib markii aan waayey qoraal laga daalacan karo baraha bulshada tirada waaxyaha degmooyinka gobolka benaadir aysan qorneyn ayaa keentay inaan soo arooriyo
1- Degmada 𝗪𝗮𝗱𝗮𝗷𝗶𝗿 waxa ay ka kooban tahay shan waaxood oo kala ah;
1- General daa`uud
2- Timma cadde
3- Xalane
4- Xaawo taako
5- Maxamuud hilowle
2- Degmada 𝗗𝗵𝗮𝗿𝗸𝗲𝗲𝗻𝗹𝗲𝘆 waxa ay ka kooban tahay shan waaxood oo kala ah
1- Kaawo godey
2- Saciid rooraaye
3- Dhamme yaasiin cartan
4- Xanaano bulsho
5- Dhagax tuur
3- Degmada 𝗦𝗵𝗮𝗻𝗴𝗮𝗮𝗻𝗶 waxa ay ka kooban tahay afar waaxood oo kala ah
1- Howd
2- Mooyaale
3- Djibouti
4- Midnimo
4- Degmada 𝗕𝗼𝗼𝗻𝗱𝗵𝗲𝗲𝗿𝗲 waxa ay ka kooban tahay afar waaxood oo kala ah
1- Yuusuf al-kownayn
2- Nasiib -buundo
3- Siinaay
4- Dal jirka dahsoon
5- Degmada 𝗞𝗮𝗮𝗿𝗮𝗮𝗻 waxa ay ka kooban tahay lix waaxood oo kala ah
1- Faanoole
2- Jabuuti
3- Nageyle
4- Wajeer
5- Jamhuuriya
6- Buulo maaxaay
6- Degmada 𝗦𝗵𝗶𝗯𝗶𝘀 waxa ay ka kooban tahay afar waaxood
1- Xalane
2- Saqaawuddiin
3- Axmed gurey
4- Calasow Dheere
7- Degmada 𝗖𝗮𝗯𝗱𝗶 𝗰𝗮𝘀𝗶𝗶𝘀 waxa ay ka kooban tahay afar waaxood oo kala ah
1- Gaarisa
2- Dhagax buur
3- General neero
4- Looya cadde
8- Degmada 𝗛𝗼𝗱𝗮𝗻 waxa ay ka kooban tahay afar waaxood
1- Taleex
2- Axmed gurey
3- Kacaan
4- October
9- De𝗀mada 𝗪𝗮𝗿𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗯𝗮𝗱𝗱𝗮 waxa ay ka kooban tahay shan waaxood oo kala ah
1- Barwaaqo
2- Xamar bile
3- Horseed
4- General daa`uud
5- Hanti -wadaag
10- Degmada 𝗛𝗲𝗹𝗶 𝘄𝗮𝗮 waxa ay ka kooban tahay shan waaxood oo kala ah
1- Bandarwanaag
2- Barwaaqo
3- Waxar cadde
4- Cirfiid
5- Ceel cadde
11- Degmada 𝗛𝗼𝘄𝗹𝘄𝗮𝗱𝗮𝗮𝗴 waxa ay ka kooban tahay afar waaxood oo kala ah
1- Sayidka
2- Xaawo taako
3- Axmed gurey
4- Saqaawuddiin
12- Degmada 𝗬𝗮𝗾𝘀𝗵𝗶𝗱 waxa ay ka kooban tahay afar waaxood oo kala ah
1- Horseed
2- Towfiiq
3- Juungal
4- Heegan
13- Degmada 𝗪𝗮𝗮𝗯𝗲𝗿𝗶 waxa ay ka kooban tahay afar waaxood oo kala ah
1- Hanti-wadaag
2- Oktoobar
3- Horseed
4- 1- Maajo
14- Degmada 𝗗𝗮𝘆𝗻𝗶𝗶𝗹𝗲 waxa ay ka kooban tahay shan waaxood oo kala ah
1- Halgan
2- barwaaqo
3- Kurdamac
4- Ciise cabdi
5- Oodweyne
15- Degmada xamar-weyne waxa ay ka kooban tahay afar waaxood oo kala ah
1- Horseed
2- gobannimo
3- Hilaac
4- Kacaan
16- Degmada 𝗗𝗮𝗮𝗿𝘂𝘀𝗮𝗹𝗮𝗮𝗺 waxa ay ka kooban tahay afar waaxood oo kala
1- Rati weyne
2- 1DA luuliyo
3- Tawakal
4- Ceel mareer
17- Degmada 𝗞𝗮𝘅𝗱𝗮 waxa ay ka kooban tahay shan waaxood oo kala ah
1- General liiqliiqato
2- Abaadir
3- Cumar fiyaasko
4- Shimbiraale
5- Siinka Dheere
18- Degmada 𝗚𝗮𝗿𝗮𝘀𝗯𝗮𝗮𝗹𝗲𝘆 waxa ay ka kooban tahay lix waaxood oo kala ah
1- Foorilow
2- Galmudug
3- Tabeellaha sheikh ibraahin
4- Geedi firdhiye
5- Shufaac
6- Weydoow
19- Demada 𝗚𝘂𝗯𝗮𝗱𝗹𝗲𝘆 waxa ay ka kooban tahay lix waaxood 𝗈𝗈 𝗄𝖺𝗅𝖺 𝖺𝗁
1- Xaaji cabdi
2- Dalsan
3- Hilaac
4- Buur bishaaro
5- Dayax
6- tawakal
20- Degmada 𝗫𝗮𝗺𝗮𝗿 𝗷𝗮𝗷𝗮𝗯 waxa ay ka kooban tahay afar waaxood oo kala ah
1- Gaheyr
2- 1da may
3- Horseed
4- General daa`uud

   Qoraalkaan waxaa qoray agaasimaha mareegta KEYD -Mudane Axmed Carab.

2 Comments

  1. Warbixin muhiim ah oo loobahnaa ayaad soo qortay waad ku mahadsantahy wadanimadaada iyo masuuliyadda aa iska saartay inaa history wadanka keydiso

    ReplyDelete
    Replies
    1. Waad mahadsantahay sxb dhiiragalintaada qiimaha badan

      Delete
Post a Comment
Previous Post Next Post