Tirada waaxyaha gobolka benaadir

 waaxyada Degmooyinka Gobalka benaadir . 


Hordhaca guud iyo sawirka guud ee degmooyinka gobolka benaadir .


Qormadaan hoose waxaa ku taxan dhammaan waaxyaha degmooyinka Gobolka Banaadir, kuwaas oo sax ah isla markaana ka kooban dhamaan qaybaha degmada. Qormadani waxay u diyaar-garoobeysaa in mustaqbalka la soo dhameystiro xogta, si waax kasta ee degmada laga bixiyo tirada xaafadaha ay ka koobantahay. Arrintaani waxay fududeyn doontaa in maamulka Gobolka Banaadir laga helo macluumaad dhameystiran oo nidaamsan.

Sidoo kale, dhammaan degmooyinka kale ee maamul-goboleedyada dalka ayaa la soo daabici doonaa mustaqbalka. Inta ka horeysa, waxaan ku bilaabaynaa waaxyaha degmooyinka Gobolka Banaadir.

Baaritaan dheer kadib waxaa isku soo arooriyey waaxkasta Degmooyinka Gobolka Benaadir ay ka kooban tahay, kadib markii aan waayey qoraal laga daalacan karo baraha bulshada tirada waaxyaha degmooyinka gobolka benaadir aysan qorneyn ayaa keentay inaan soo arooriyo
1- Degmada ๐—ช๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ท๐—ถ๐—ฟ waxa ay ka kooban tahay shan waaxood oo kala ah;
1- General daa`uud
2- Timma cadde
3- Xalane
4- Xaawo taako
5- Maxamuud hilowle
2- Degmada ๐——๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—น๐—ฒ๐˜† waxa ay ka kooban tahay shan waaxood oo kala ah
1- Kaawo godey
2- Saciid rooraaye
3- Dhamme yaasiin cartan
4- Xanaano bulsho
5- Dhagax tuur
3- Degmada ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ป๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ถ waxa ay ka kooban tahay afar waaxood oo kala ah
1- Howd
2- Mooyaale
3- Djibouti
4- Midnimo
4- Degmada ๐—•๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ฑ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฒ waxa ay ka kooban tahay afar waaxood oo kala ah
1- Yuusuf al-kownayn
2- Nasiib -buundo
3- Siinaay
4- Dal jirka dahsoon
5- Degmada ๐—ž๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป waxa ay ka kooban tahay lix waaxood oo kala ah
1- Faanoole
2- Jabuuti
3- Nageyle
4- Wajeer
5- Jamhuuriya
6- Buulo maaxaay
6- Degmada ๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฏ๐—ถ๐˜€ waxa ay ka kooban tahay afar waaxood
1- Xalane
2- Saqaawuddiin
3- Axmed gurey
4- Calasow Dheere
7- Degmada ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ ๐—ฐ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐˜€ waxa ay ka kooban tahay afar waaxood oo kala ah
1- Gaarisa
2- Dhagax buur
3- General neero
4- Looya cadde
8- Degmada ๐—›๐—ผ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป waxa ay ka kooban tahay afar waaxood
1- Taleex
2- Axmed gurey
3- Kacaan
4- October
9- De๐—€mada ๐—ช๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ waxa ay ka kooban tahay shan waaxood oo kala ah
1- Barwaaqo
2- Xamar bile
3- Horseed
4- General daa`uud
5- Hanti -wadaag
10- Degmada ๐—›๐—ฒ๐—น๐—ถ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ waxa ay ka kooban tahay shan waaxood oo kala ah
1- Bandarwanaag
2- Barwaaqo
3- Waxar cadde
4- Cirfiid
5- Ceel cadde
11- Degmada ๐—›๐—ผ๐˜„๐—น๐˜„๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด waxa ay ka kooban tahay afar waaxood oo kala ah
1- Sayidka
2- Xaawo taako
3- Axmed gurey
4- Saqaawuddiin
12- Degmada ๐—ฌ๐—ฎ๐—พ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฑ waxa ay ka kooban tahay afar waaxood oo kala ah
1- Horseed
2- Towfiiq
3- Juungal
4- Heegan
13- Degmada ๐—ช๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ waxa ay ka kooban tahay afar waaxood oo kala ah
1- Hanti-wadaag
2- Oktoobar
3- Horseed
4- 1- Maajo
14- Degmada ๐——๐—ฎ๐˜†๐—ป๐—ถ๐—ถ๐—น๐—ฒ waxa ay ka kooban tahay shan waaxood oo kala ah
1- Halgan
2- barwaaqo
3- Kurdamac
4- Ciise cabdi
5- Oodweyne
15- Degmada xamar-weyne waxa ay ka kooban tahay afar waaxood oo kala ah
1- Horseed
2- gobannimo
3- Hilaac
4- Kacaan
16- Degmada ๐——๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐˜‚๐˜€๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—บ waxa ay ka kooban tahay afar waaxood oo kala
1- Rati weyne
2- 1DA luuliyo
3- Tawakal
4- Ceel mareer
17- Degmada ๐—ž๐—ฎ๐˜…๐—ฑ๐—ฎ waxa ay ka kooban tahay shan waaxood oo kala ah
1- General liiqliiqato
2- Abaadir
3- Cumar fiyaasko
4- Shimbiraale
5- Siinka Dheere
18- Degmada ๐—š๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฒ๐˜† waxa ay ka kooban tahay lix waaxood oo kala ah
1- Foorilow
2- Galmudug
3- Tabeellaha sheikh ibraahin
4- Geedi firdhiye
5- Shufaac
6- Weydoow
19- Demada ๐—š๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—น๐—ฒ๐˜† waxa ay ka kooban tahay lix waaxood ๐—ˆ๐—ˆ ๐—„๐–บ๐—…๐–บ ๐–บ๐—
1- Xaaji cabdi
2- Dalsan
3- Hilaac
4- Buur bishaaro
5- Dayax
6- tawakal
20- Degmada ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ท๐—ฎ๐—ท๐—ฎ๐—ฏ waxa ay ka kooban tahay afar waaxood oo kala ah
1- Gaheyr
2- 1da may
3- Horseed
4- General daa`uud

   Qoraalkaan waxaa qoray agaasimaha mareegta KEYD -Mudane Axmed Carab.

2 Comments

  1. Warbixin muhiim ah oo loobahnaa ayaad soo qortay waad ku mahadsantahy wadanimadaada iyo masuuliyadda aa iska saartay inaa history wadanka keydiso

    ReplyDelete
    Replies
    1. Waad mahadsantahay sxb dhiiragalintaada qiimaha badan

      Delete
Post a Comment
Previous Post Next Post