Shuruudaha & Xaaladaha (Terms and Conditions)

 


Markaad isticmaasho website-ka Kaydiye, waxaad si toos ah u aqbashay shuruudahan hoos ku xusan:

1. Isticmaalka Website-ka

  • Macluumaadka ku jira boggan waa loogu talagalay waxbarasho iyo xog ururin.
  • Waxaad xaq u leedahay inaad isticmaasho qoraallada si sharci ah, adigoo tixraacaya magaca Kaydiye haddii aad dib u isticmaasho.

2. Xuquuqda Daabacaadda

  • Qoraallada iyo sawirrada ku jira boggan waxaa leh Kaydiye (haddii aan si kale loo sheegin).
  • Lama oggola in qoraallada lagu daabaco meel kale adigoon xigasho sax ah samayn.

3. Xiriirrada Dibadda

Website-kan wuxuu ku jiri karaa links bogag kale. Waxaanan mas’uul ka ahayn waxa ku qoran bogaggaas.

4. Isbeddelada

Waxaan xaq u leenahay inaan wax ka bedelno, cusboonaysiinno ama tirno qayb kasta oo ka mid ah shuruudahan, annagoo aan ogeysiis hore bixin.

5. Mas’uuliyadda

Kaydiye mas’uul kama noqon karto waxyeelo toos ah ama dadban oo ka dhalata isticmaalka website-kan.

Post a Comment (0)