Diyaar garowga ganacsiga 2025

 Business Ready 2025.

Diyaar garowga ganacsiga 2025



Waxaan halkaan idinku soo gudbineynaa warbixinta ku-meelgaarka ah ee Business Ready 2025 oo lagu qoray luqadda Soomaaliga.

Warbixintaan waxay diiradda saartay cutubka labaad [Main Messages], kaas oo ka kooban saddex farriimood [three main messages] oo tilmaamaya xaaladda dalalka iyo diyaar-garowgooda ganacsi.

Warbixintaan waxaa diyaariyay majalladda World Bank, waxaana la soo saaraa saddexdii sano mar [every three years]. Warbixinta dhameystiran ayaa la filayaa in la daabaco dhammaadka sannadka 2026.

Warbixintaan hadda la soo diyaariyey waxay si wanaagsan u soo bandhigaysaa xogta [well-structured and informative], iyadoo akhristaha siinaysa faham ballaaran iyo xog la isku halayn karo [reliable data] oo ku qoran af Soomaali fudud [plain Somali].

Qof kasta oo daneenaya warbixintaan waxa uu ka heli karaa xogta iyo lifaaqyada hoose ee aan idinku soo daray [attachments below].

Qoraalka oo af soomaali ah oo pdf ah halkaan kala deg.

Diyaar garowga ganacsiga. Business ready




Post a Comment (0)
Previous Post Next Post